Isku xirrada

War

Caweyska Washington: Qoys Dumay iyo Sheekooyin Kale


Caweyska Washington: Qoys Dumay iyo Sheekooyin Kale

Caweyska Washington: Qoys Dumay iyo Sheekooyin Kale

Qodobada barnaamijka aad kala socon doonaan waxaa ka mid ah qeyb ka mid ah sheekadii Qoys Dumay, nin Soomaali ah oo ku nool Gambia iyo qodobo kale.

Banaamijka Caweyska Washington qodobada aan idiinku hayno waxaa ka mid ah Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Gambia oo ka hadlaya nolosha dalkaasi iyo sida uu halkaasi ku tegay, Sababa ku dhaliya abwaanka inuu sameeyo amma curiyo heeso fara badan oo kuwa Jacaylka ah, iyo sheekadii Qoys Dumay iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa magaalada London inoogu soo diyaariyay wariyaha VOA-da Cabdisalaam Ibraahim Hareri.

XS
SM
MD
LG