Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Mulaxamiste Kerroone


Caweyska Washington: Mulaxamiste Kerroone
Caweyska Washington: Mulaxamiste Kerroone

Barnaamajka caweyska washington waxaad ku maqli doontaan qodobo aad u xiiso badan.

qodobada barnaamijka Caweyska waxaa ka mid ah, Sheeko ku saabsan madaxweyne jaabka gashaday qalin uusan lahayn, bileyska Magaalada Los Angels oo gacanta ku dhigay nin lacago kaga cunay dad badan inuu qorayo askar Maraykan ah, iyo wareysi ku saabsan mulaxamiste ahna fannaanka Soomaaliyeed ee Kerroone oo jooga dalka Jabuuti.

XS
SM
MD
LG