Isku xirrada

War

Caweyska washington: Maxaa Dadka Farxad Geliya


Caweyska washington: Maxaa Dadka Farxad Geliya

Caweyska washington: Maxaa Dadka Farxad Geliya

Barnaamijkan waxaad ku maqli doontaan qodobo aad u xiiso badan oo uu inoo soo diyaariyay Cabdislaam Ibraahim Hareri.

Barnaamijka Caweyska Washington qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; daraasad lagu sameeyay waxyaabaha dadka farxad geliya; qeyb koowaad oo ku saabsan wareysi aanu la yeelanay fannaanka Cabdifataax Axmed Tacabir iyo qodobo kale.

XS
SM
MD
LG