Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Lambarka Telefonka iyo Xoolaha Luma.


Caweyska Washington: Lambarka Telefonka iyo Xoolaha Luma.
Caweyska Washington: Lambarka Telefonka iyo Xoolaha Luma.

Barnaamijka Caweyska Washington waa barnaamij Xiiso leh oo aad ku maqashaan qodobo kala duwan oo aad ka bogan doontaan.

Qodobada aad barnamaijka Caweyska Washington ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Fanaanadda Canab Jaamac, Diin Diin ku noolaa Radiyo Muqdisho oo dhintay, Gabay ku saabsan Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Xoolaha Luma oo lagu calaamadeeyo Lambar Telefoon.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Cali Cabdi Xaraare.

XS
SM
MD
LG