Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Kenyan Diyaarad Sameeyay


Caweyska Washington: Kenyan Diyaarad Sameeyay
Caweyska Washington: Kenyan Diyaarad Sameeyay

Barnaamijka Caweyska Washington waxaa qodobada aad ku maqli doontaan ka mid ah Kenyan gacantiisa ku sameeyay diyaarad.

Qodobada barnaamijka Caweyska Washington waxaa ka mid ah: Nin Kenyan ah oo hawada gelin doona diyaarad uu gacantiisa ku sameeyay, tiro koob lagu sameynayo dadka dalka Shiinaha iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa magaalada London ka soo diyaariyay Cabdisalaam Ibraahim Hareri.

XS
SM
MD
LG