Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Bashiir Cali Xuseen.


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaan idinku haynaa qubanayaal aad jecleysan doontaan iyo sidoo kale fanaanka Bashiir Cali Xuseen oo qaybta dambe ee barnaamijka aad wax kaga baran doontaan fankiisa iyo heesaha uu qaado.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG