Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Abwaan Siciid Maxamed Xarawo


Caweyska Washington: Abwaan Siciid Maxamed Xarawo
Caweyska Washington: Abwaan Siciid Maxamed Xarawo

Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan Abwaan Siciid Xarawo, Fannaanka reer Jabuuti ee Nuur Daalaco iyo qodobo kale.

Qodobada barnaamijka Caweyska Washington waxaa ka mid ah Qiso la yaab leh oo ku saabsan nin iyo labadiisa xaas oo abwaaniinta uu ka yaabay dabadeeda hees uu ka sameeyay. Maxaa ugu darnaa ee soo maray Abwaanka Siciid Maxamed Xarawo mudadii uu ku sugnaa Muqdisho ee ay dagaaladu ka socdeen. iyo fannaanka reer Jabuuti ee Nuur Daalacay.

XS
SM
MD
LG