Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Abwaan ilko Jiir


Caweyska Washington: Abwaan ilko Jiir
Caweyska Washington: Abwaan ilko Jiir

Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan; Abwaanka yar waxa ku dhaliya inuu heeso curiyo, Pakistani iska dhigay Taliban iyo qodobo kale.

Qodobada ku jira barnaamijka Caweyska Washington waxaa ka mid ah; Maxaa ku dhaliya abwaanka da'da yar inuu curiyo heeso, weliba kuwa aadka loogu dhageysiga badan yahay, Abwaan Ilko Jiir ayaad ku maqli doontaan. Waxaad kaloo maqli doontaan qeyb afaraad oo ku saabsan sheeko suugaaneedii Qoys Dumay iyo sidoo kale dukaanle Pakistani ah oo iska dhigay hogaamiye Taliban ka tirsan, sidaasina uu kulamo kula qaatay NATO lacagona kaga qaatay.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya Cabdisalaam Ibraahim Hareri oo London Jooga.

Ka bogasho Wacan

XS
SM
MD
LG