Isku xirrada

War

Caweyska: Qaybtii 3-aad ee Seynab Cige


Barnaamijka Caweyska Washington ee caawa waxaan idinku haynaa qubanayaalaad u xiiso badan oo qosol leh. Waxaan sidoo kale idinku haynaa qaybtii saddexaad ee wareysi xiiso leh oo aan la yeelanay fanaanadda caanka ah ee Seynab Cige Maxmed.

Barnaamijka oo dhameystiranka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG