Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Mulaxamiste Kerroone (Qeyb 2aad)


Caweyska: Mulaxamiste Kerroone (Qeyb 2aad)
Caweyska: Mulaxamiste Kerroone (Qeyb 2aad)

Barnaamijkan Caweyska waxaad ku maqli doontaan qeyb labaad oo ku saabsan wareysi mulaxamista Kerroone iyo qodobo kale.

Barnaamijkan Caweyska waxaad ku maqli doontaan qeyb labaad oo ku saabsan wareysi mulaxamista Kerroone iyo qodobo kale oo xiiso badan.

Waxaana qodobadaasi ka mid ah Madaxweyne Obama lacagta uu sanadkii la soo dhaafay ka sameeyay buugaag uu qoray iyo wariye Maxamed Maxamuud Xalane oo ku sugan Norwey iyo waxyaabihii isaga ugu yaabka badnaa.

Cabdisalam Hareri ayaa barnaamijka soo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya.

XS
SM
MD
LG