Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Maxbuus 108 jir ah oo Xabsiga laga sii Daayey


Caweyska: Maxbuus 108 jir ah oo Xabsiga laga sii Daayey
Caweyska: Maxbuus 108 jir ah oo Xabsiga laga sii Daayey

Banraamijka Caweyska ee toddobaakan waxad ku maqli doontaan billad boqoradda Ingriisku guddoonsiiyey nin Somalia ah iyo qubanayaal kale

Banraamijka Caweyska ee toddobaakan waxad ku maqli doontaan billad boqoradda Ingriisku guddoonsiiyey nin Somalia ah, maxbuus reer India ah oo 108 sano jira, dilna loo haystay oo hadda xabsida laga sii daayey, iyo qubanayaal kale.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG