Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Foornadii Cilmi Boodhari


Caweyska: Foornadii Cilmi Boodhari
Caweyska: Foornadii Cilmi Boodhari

Barnaamijka Caweyska Washington qodobada aadka u xiisaha badan ee aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Muufadii amma Foornadii Climi Boodhari.

Qodobada barnaamijka Caweyska aad ku maqi doontaan waxaa ka mid ah muufadii amma foornadii Cilmi Boodhari iyo jacaylkii uu u dhintay.

Qodobada kale ee aad barnaamijka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; qeyb labaad oo ku saabsan taariikhdii fanka ee heesaaga Bacalwaan oo isla markaana ah abwaan, bisha April iyo beenta iyo qodobo kale.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay Cabdisalaam Ibraahim Hareri oo ku sugan magaalada London.

XS
SM
MD
LG