Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Dad cuna Hilbaha dadka Dhintay


Caweyska: Dad cuna Hilbaha dadka Dhintay
Caweyska: Dad cuna Hilbaha dadka Dhintay

Caweyska Washington waxaan ku soo qaadanaa qodobo aad u xiiso badan oo ay ka helaan dhageystayasha VOA-da.

Qodobada Caweyska Washington aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Wareysi xiiso leh oo aan la yeelanay Fanaanadda Caanka ah ee Soomaaliyeed, Saado Cali Warsame, Maxaa kala qabsaday hooyo Soomaaliyeed iyo wiil ay dhashay, ka dib markii uu ka codsaday inay eey u iibiso, Maxaad ka taqaan meel ay ku nool yihiin dad cuna hilbaha dadka dhintay.

XS
SM
MD
LG