Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Taariikhdii Faarax Galoolley


Cawayska Washington iyo Taariikhdii Faarax Galoolley
Cawayska Washington iyo Taariikhdii Faarax Galoolley

Cawayska Washington waxaad ku maqleysaan taariikhdi Faarax Galoolay, Qaar ka tirsan majaajiladii Aw-Koombe iyo Fanaannada Deeqa Axmed

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan;

Taariikhda Faarax Galooley oo ahaa siyaasi kaftanyahan ahaa oo uu ka warramayo wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Ismaaciil Faarax Galooley oo ku nool magaalada Dublin ee Ireland.

Sidoo kale waxaad maqli doontaan qeybo ka mid ah majaajilooyinkii fanaanka Aw-koombe

Qeybta danbe ee barnaamijkana waxaad ku maqli doontaan qeybtii kowaad ee waresyi aan la yeelanay Fanaannada Deeqa Axmed oo ku nool magaalada Ottawa ee Canada.

Barnaamijka oo dhamaystirsan qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG