Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Riwaayad cusub


Cawayska Washington iyo Riwaayad cusub
Cawayska Washington iyo Riwaayad cusub

Cawayska Washington qodobada toddobaadkan waxaa ka mid ah riyaawadda cusub ee lagu magacaabo Utun Raagtay iyo Umul Jaceyl

Qodobada Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaa ka mid ah;

-Riwaayadda Utun Raagtay iyo Umul Jaceyl, waa riwaayadda cusub oo London ay ku soo bandhigeen qaar ka tirsan fanaaniinta Soomaalida. Waxaa barnaamijka marti ku ah abwaanka sameeyay riwaayadaasi ee Cali Axmed Raabi (Cali Seenyo)

-Makhaayad ku taalla Shiinaha oo ay mashiino ay ka shaqeeyaan

-Baabuurka Madaxweynaha Iran Axmedinajad oo la xaraashayo.

XS
SM
MD
LG