Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Halxidhaale Cusub


Barnaamijka Cawayska ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin xiiso leh iyo halxidhaale cusub.

Sheekooyinka xiisaha leh ee aad barnaamijka kaga bogan doontaan waxaa ka mida ah Maanso iyo murti uu inoo hayo abwaanka Cabdi Gaab.

Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan qaybtii labaad ee qisadii Hashii la xabaalaay oo waliba taallo loo samaynayo!

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybto hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG