Isku xirrada

War

Cawayska Washington iyo Sanadka Cusub 2010


Barnaamijka todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh oo ay ka mid yihiin:

Duuliye Soomaali ah oo isaga oo nool qoyskiisi tacsi la gaadhsiiyay.

Af Soomaaliga iyo dhalinta casiriga.

iyo qodobo kale ka dhegayso Barnaamijka midigta sare ee Boggan.

XS
SM
MD
LG