Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Cawayska Washington


Barnaamijka Cawayska Washington
Barnaamijka Cawayska Washington

Qodobo xiiso badan ayaan idinku haynaa barmaamijka Cawayska Washington oo uu London ka soo tabiyo C/salaam Hereri.

Qodobada cawayska Washington ee toddobaadkan waxaa ka mid ah ah

-Oday Soomaali ah oo ku noolaa dalka Greece 40 sanno oo ka hadlaya sidii ay u noolaayeen iyo sida ay maanta Soomaalida degan Greece u nool yihiin.

-Sheeko dhexmartay Nin dawarsanayay iyo nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Max'ed Saalax "Axmed Diinaash" oo degan Germany.

-Qeybtii labaad ee wareysigii fanaanada reer Djibouti ee Rooda Maash

iyo waliba qodobo kale oo xiiso badan.

XS
SM
MD
LG