Isku xirrada

War

Cawayska: Miyuusikiiste Max'ed Macallow Nuur


Cawayska: Miyuusikiiste Max'ed Macallow Nuur

Cawayska: Miyuusikiiste Max'ed Macallow Nuur

Cawayska Washington waxaad toddobaadkan ku maqli doontaan qodobo xiiso badan.

Qodobada barnaamijka Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan;

-Shirkaddo caalami ah oo taageerro siinaya ciyaarayahanada Soomaaliyeed ee ka qeybgalaya ciyaaraha olympic-ada ee London ka dhici doona 2012-ka

-Gobol ka tirsan India oo gaari siinaya raga iyo haweenka is-dhufaana si ay u yareeyaan dhalista ilmaha

-Qeybtii koowaad ee wareysiga miyuusikiistaha Max'ed Macallow Nuur.

XS
SM
MD
LG