Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Shay Mire Dacar


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah fanaanka Shay Mire Dacar, waxaanad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh.

Qodobada kale ee aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah soomaalida iyo dhaqashada bisadaha, dhaliisha fanka casriga ah iyo sheekooyin idin xiiso galin doona.

Waxaana intaas idiin dheer heeso dabacsan oo uu inoogu luqayn doono fanaanka codka macaan Shay Mire Dacar.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhagayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG