Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Hal-xidhaale Cusub


Barnaamijka Todobaadkan ayaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh iyo jawaabtii Hal-Xidhaaliha, iyo midkale oo cusub.

Qodobada aad barnaamijka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

Waa kuma Geel jiruhu

Taariikhda hashii la xabaalay

Iyo dhacdooyin la yaab leh oo kala duwan.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG