Qodobada aaan idiinku hayno Cawayska Washington waxaa ka mid ah
Shiinaha iyo Ajanabiga maxaa kala haysta
Bisha October iyo madaxweynayaasha caalamka.
Qeybta danbana waxaan idiinku haynaa, wareysi aan la yeelanay fannaanka Cawaale Aden oo Canada degan.