Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Fanaanadda Ikraan Jaamac


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Fanaanadda Ikraan Jaamac , iyo qodobo kale oo xiiso leh.

Qodobada kale ee barnaamijka aad ku maqlaysaan waxaa ka mid ah:-

Magaalooyinka Nairobi iyo Minneapolis oo tilifoon ku wada hadlay !.

Fanaanka Maxamed Saleebaan Tubeec oo ka warramaya ciyaaraha dhaqanka ee Soomaalida.

Magacyada xaafadaha magaalooyinka Hargeysa iyo Jabuuti ee la yaabka leh.

Qodobadaasi iyo kuwa kale oo kaa qoslin doona ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG