Isku xirrada

War

Cawayska iyo Cadar Kaahin


Barnaamijka Cawayska ayaa todobaadkan aad ku maqli doontaan qodobo xiiso badan.

Qodobada aan Barnaamijka Cawayska ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah :

Fannaanadda Cadar Axmed Kaahir oo si diirran loogu soo dhoweeyey Jigjiga ,40 sano ku dhowaad kadib.

Abwaan Mustafe Sh.Cimli oo ka warwareegaya inata ay da'diisu tahay

Xafiiltan faneed dhex maray fannaaninta Binti Cumar Gacal ,C/Nuur Allaale ,iyo Saado Cali Warsame.

XS
SM
MD
LG