Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Afka Qalaad


Barnaamijka todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiise leh oo ku saabsan af soomaaliga iyo luqadaha qalaad.

Barnaamiuja waxaa marti u ah Suugaanyahanno soomaaliyed iyo wariye Cawke oo si la yaab leh uga hadlaya sida af soomaaliga loogu dhex daray afaf qalaad.

Waxa kale oo aad barnaamijka ku maqli doontaan sheeko xiiso leh oo ku saabsan hooyo soomaaliyeed oo dalka Burkina faso ee Galbeedka Afrika ku nool tan iyo 1960kii.

ka dhaegayso barnaamijka midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG