Isku xirrada

War

Cawayska iyo Abwaan Axmed Saleebaan Bidde


Barnaamijka Cawayska ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan suugaantii iyo heesihii Axmed Saleebaan Bidde.

Sidoo kale qodobada xiisa leh ee barnaamijka aad ku maqli doontaan faallo ku saabsan hodanimada af Soomaaliga.

Iyo sheekoo la xiriirta nolosha qurbaha iyo arrimaha la soo dersa dadka ka tagay dalkoodi lana kulma nolol ka duwan toodii hore.

Branaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG