Isku xirrada

War

Cawayska iyo Fanaanka Cabdi Qaboojiye


Barnaamijka Cawayska ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin xiiso leh. oo ay ka mid tahay qisadii Aw Daange iyo Banadir.

Waxaa kale oo ku maqli doontaan qisadii abwaan Dabagaalle iyo dhalinta cusub.

Barnaamijka waxaa kale oo aad ku maqli doontaan hees cusub oo ay sameeyeen Cabdi Gaab iyo Khadiijo Foodeey.

Sidoo kale waxaad maqli doontaan waraysi xiise leh oo lala yeeshay Fanaanka Cabdi Jaamac (Qaboojiye).

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG