Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caawa iyo Cawayska Washington


Waa barnaamij xiiso leh oo habeen walba oo Sabti ah ay ku dhageystayaashu ku maqlaan madadaalooyin, majaajilo iyo waliba muusig kala duwan.

Waa barnaamij xiiso leh oo habeen walba oo Sabti ah ay ku dhageystayaashu ku maqlaan madadaalooyin, majaajilo iyo waliba muusig kala duwan.

Toddobaadkan waxaa ku maqli doontaan qodobbada ay kamid yihiin: tix gabay ah iyo Abwaan Dhuunkaal, warysi ku saabsan Afka Soomaaliga iyo waliba qodobbo kale.

XS
SM
MD
LG