Isku xirrada

Cawayska Washington:


Cawayska Washington

Cawayska Washington

Barnaamijka Cawayska Washington waxaad todobaadkan ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin qaybtii afraad ee Waraysigii Abwaan Xasan Dhuxul (Laabsaalax) iyo qiso cajiib ah oo ka dhacday dalka Kenya.

Hoos ka dhegayso.

XS
SM
MD
LG