Isku xirrada

War

Hargeysa: Carwo Ganacsi oo la Furay


Hargeysa: Carwo Ganacsi oo la Furay

Hargeysa: Carwo Ganacsi oo la Furay

In kabadan 100 shirkadood ayaa magaalada Hargeysa maanta ka furay carwo ganacsi oo ay ku soo bandhigayaan waxsoosaarkooda.

Carwadan ganacsi ayaa noqonaysa tii ugu weynad ee shirkadduhu soo bandhigaan wax soo saarkooda, waxaana furan oo xadhiga ka jaray madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici.

XS
SM
MD
LG