Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Batroolka Soomaaliya


Wasiirka ayaa ka qeyb galaya shir ku saabsan qaabka loo wadaagayo khayraadka iyo shidaalka dalka Soomaaliya.

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maalintii labaad ka socda siminaar looga hadlayo qaabka loo wadaagayo khayraadka iyo shidaalka dalka Soomaaliya.

Dadka ka qaybgalaya waxaa ka mid ah wasiirka macdanta iyo batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim. Weriyahayaga Yaasiin Ciise Wardheere ayuu uga warramay ujeeddada kulankan loo qabtay.

Wareysi: Wasiirka Batroolka Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

XS
SM
MD
LG