Isku xirrada

Caqabadaha Haysta Cayaartoyda Soomaalida


London Olympics Athletics Women

London Olympics Athletics Women

Zamzam Maxamed Faraax oo kamid ahayd labo ciyaartooy oo sanadkii 2012-kii London uga qaybgalay ciyaarihii Olympic-ada aduunka ayaa ka hadashay caqabadaha iyo dareyeel xumada haysa inta badan sababta u ah in aysan wax guula ah soo hooyinin ciyaartoyda Soomaaliyeed.

Zamzam Faarax oo hadda ku nool London ku nool ayaa guul u rajjaynaysa ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ka qayb-galaya Ciyaaraha Olympica-da eek a socda magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil.

Kusoo dhowaada qaybta koobaad ee Waraysiga Zamzam Faarax oo nagu soo booqatay Studiyaha VOA-da ee London, waxaana ay u warrantay Wariyeheena Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

XS
SM
MD
LG