Isku xirrada

War

Wicitaanka Dhagaystaha iyo Abwaan Hadraawi

  • Falastin Iman

Abwaan Hadraawi

Abwaan Hadraawi

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa Barnaamijka marti ku ah kana jawaabaya suaallaha dhagaystayaasha

Abwaan Hadraawi wuxuu barnaamijkan si gaar ah uga hadlayaa gabay cusub oo uu dhawaan tiriyay oo la magac baxay Awaal-Tiris.

Gabaygan ayuu abwaan Hadraawi uga hadlayaa doorkii ragga Soomaalida oo uu sheegay in qaarkood ay dayaceen. Abwaanku wuxuu ku cabirrayaa waxa ku dhacay ragga Soomaaliyeed.

Barnaamijka Wicitaanka iyo gabayga cusub ee Hadraawi qeybta kore ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG