Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cairo: Doorka AU iyo J. Carabta ee Libya


Cairo: Doorka AU iyo J. Carabta ee Libya
Cairo: Doorka AU iyo J. Carabta ee Libya

Muxuu yahay doorka Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ee qalalaasaha siyaasadeed ee dalalka Africa iyo Carabta, gaar ahaan Libya.

Dalal ka tirsan Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta waxaa ka taagan qalalaase siyaasadeed oo qaarkood sababay faragelin dibadeed. Waxaana ka mid ah dalalkaasi dalka Libya oo ay duqeyn ku hayaan diyaarado ka amar qaata Gaashaan Buurta NATO.

Haddaba waa maxay kaalinta Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ee xal u helidda qalalaasaha siyaasadeed ee dalalkaasi, maxayse tahay kaalinta ay ka geysteen tan Libya.

Cabdulqaadir Maxamed Nuunow ayaa su’aalahaasi iyo kuwo kaleba weydiiyay Dr. Maxamed Ibraahim Cabdi oo ka tirsan Machadka Daraasaadka iyo Cilmi-baarista carbta ee magaalada Qaahira.

XS
SM
MD
LG