Isku xirrada

War

Burundi: Shir ku saabsan Arrimaha Somalia


Burundi: Shir ku saabsan Arrimaha Somalia

Burundi: Shir ku saabsan Arrimaha Somalia

Shirkan waxa kasoo qeyb galay ergo ka socota AU, IGAD, khubaro dalal dagaalo hore uga dhaceen xalkooda ka shaqeeyey, iyo danjire Mahiga

Dalka Burundi ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey shir lagaga hadlayey arrimaha Somalia. . Shirka waxa lagaga halday wixii ka khadlamay Somalia iyo waxa illaa iyo hadda loogu guulaysan la’yahay in xil laga gaaro arrinmaha Somalia. Waxa loo barbar dhigay waddamadii kale ee Afrika ee dhibtu ka jirtay ka dibna la xaliyey.

Shirka waxa kasoo qeyb galay madax ka socota Midowga Africa, IGAD, iyo U qeybsanaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia, Danjire Augistine Mahiga.

Waxa sidoo kale ka qeyb galay Prof. Abdiraxman Xaaji Aadan (Prof IBBI) oo DFKMG ka socday.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso wareysi VOA la yeelatay Prof. IBBI.

XS
SM
MD
LG