Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burcadbadeedda iyo Saameynta Hanaanka Maaliyadda


Burcadbadeedda iyo Saameynta Hanaanka Maaliyadda
Burcadbadeedda iyo Saameynta Hanaanka Maaliyadda

Shir dhowaan lagu qabtay dalka Djibouti ayaa lagaga hadlay cabsida lacagta burcadbadeedu ay ku keeni karto hanaanka maaliyadda Somalia

Shir dhowaan lagu qabtay dalka Djibouti ayaa lagaga hadlay cabsida lacagta burcadbadeedu ay ku keeni karto hanaanka maaliyadda Somalia.

Shirkan oo ay ka qeyb galeen dalal iyo hay'ado kala duwan ayaa welwel lagaga muujiyey sida lacagta maraakiibta laga soo dhacaa ay ugu milmi karto hanaanka maaliyadda ee Somalia.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG