Isku xirrada

War

Burcadbadeed Magdhow Dalbatay


Burcadbadeed Magdhow Dalbatay

Burcadbadeed Magdhow Dalbatay

Burcadbadeed Soomaali ah ayaa dalbaday in Kuuriyada Koonfureed ay magdhow ka bixiso, dil ay u geysatay 8 burcadbadeed ah, sanadkan.

Burcadbadeed Soomaali ah ayaa dalbaday in Kuuriyada Koonfureed ay magdhow ka bixiso, dil ay u geysatay 8 burcadbadeed ah 1-dii January ee sanadkan.

Nin magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdirisaaq oo ka tirsan burcadbadeedda, VOA-dana la soo xiriiray ayaa sheegay in ay ugu baaqayaan Kuuriyada Koonfureed inay si deg deg ah ula furto wadaxaajood.

XS
SM
MD
LG