Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bosaso: Burcadbadeed la Xukumay


Bosaso: Burcadbadeed la Xukumay
Bosaso: Burcadbadeed la Xukumay

Burcadbadeedda waxaa lagu xukumay xukunno u dhaxeeya 2 ilaa 5 sano oo xarig ah.

Maxkamadda dambiyada culus ee magaalada Boosaaso ayaa maanta xukuntay 6 nin oo lagu edeeyay inay burcadbadeed ahaayeen.

Maxkamaddu waxay 5 ka mid ah raggaasi ay ku xukuntay min 5 sano oo xarig ah, halka midka lixaadna ay ku xukuntay 2 sano oo xarig ah.

Hase yeeshee maxkamadda ayaa u oggolaatay inay racfaan ka qaataan xukunkaasi.

XS
SM
MD
LG