Isku xirrada

War

Bosaaso: Nin Caruur Tahriibinayay oo la Xukumay


Caruuta La Tahriibinayay

Caruuta La Tahriibinayay

Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Boosaaso ayaa shalay 12 sano oo xariga ah ku xukuntay Ibraahim Cumar Liibaan oo lagu eedeeyey in uu u tahriibinayey 9 sagaal caruur ah oo da’doodu aad u yar tahay dalalka Carabta.

XS
SM
MD
LG