Isku xirrada

War

Boosaaso:Dad La Xir Xirey

  • Falastin Iman

Boosaaso:Dad La Xir Xirey

Boosaaso:Dad La Xir Xirey

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa waxa ay Xir xireen in ka badan boqol ruux oo isugu ira dadka barakacayaasha ah iyo dadka deegaan.

Ciidamada Puntland ayaa xalay iyo saakaba waxa ay qabqabteen ku dhowaad laba boqol oo qof , kuwaasoo isugu jiray dad barakacayaal ah iyo kuwo degaanka ah.

Maalmahan ayaa magaalaada Boosaaso waxaa ka jirey xaalado ammaan darro.

Hadaba wariyaheena Faadumo Yaasin Jaamac ayaa waxa ay Wareysi la yeelatey wasiirka amaanka ee Puntland Yuusuf axmed Qeyr, waxa ay wax ka weydiisay howlagalkan dadka la qabqabtay, ammaanka Bosaaso iyo weliba xaalada iyo dagaalada ka jira deegaanka Galgala oo waqtigan ay ku sugan yihiin Wasiiro iyo Hoggaanka ciidanka Puntlan. Fadumo Yasin ayaa wasiirka ugu horayn weydiisay meesha la gaynayo dadka la qabqabtey.

XS
SM
MD
LG