Isku xirrada

War

Boosaaso: Tababar loo Xiray Ciidan la Dagaalama Burcad-badeedda


Boosaaso: Tababar loo Xiray Ciidan la Dagaalama Burcad-badeedda

Boosaaso: Tababar loo Xiray Ciidan la Dagaalama Burcad-badeedda

Xaflad loo dhigay qalin jabinta 180 askari oo loo tababaray la dagaalanka burcad-badeedda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso

Askartan oo in muddo ahba uu tababar uga socday magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, ayaa maanta waxa loo dhigay xafladii qalin jabinta. Ciidamadan cusub, la dagaalanka argagixisada ka sokow, waxa loogu talo galay inay la dagaalamaan maraakiibta xeebaha Somalia sida sharci darada ah uga kalluumaysanaya.

Warbixinta oo dhameystiran qebta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG