Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Fashilisay Qarax


A baby orphaned elephant is fed milk from a bottle by a keeper, at an event to commemorate World Environment Day at the David Sheldrick Wildlife Trust Elephant Orphanage in Nairobi, Kenya.
A baby orphaned elephant is fed milk from a bottle by a keeper, at an event to commemorate World Environment Day at the David Sheldrick Wildlife Trust Elephant Orphanage in Nairobi, Kenya.

Ciidamada Somaliland ayaa fashiliyay qarax kaddib markii ay qabteen walxaha qarxa oo la dhigay buundada ama kaabadda cusub ee Hargeysa.

Wararka ayaa sheegaya in dadkii walaxahan qarxa meesha dhigay ay baxsadeen.

Sarkaal ka tirsan ciidamada ayaa sheegay inay qabteen laba qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku leeyihiin walxahan la qabtay.

Meeshan qaraxa laga helay ayaa waxay u dhow guri uu deggan yahay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland.

Ciidamada amniga ayaa saxaafadda u soo bandhigay qalabka ka koobnaa walxaha qarxa.

Booliska Somaliland ayaa wada baadhitaanno la xiriirra qaraxan la fashiliyay iyo waliba cidda ka danbeysa.

XS
SM
MD
LG