Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Britain ee Africa iyo QM.


Labo toddobaad ka dib markii la qabtey shirkii Soomaalida ee London, ayaa waxa maalintii shalay Golaha Ammaanka ee QM uu bogaadiyey qoddobadii ka soo baxay shirkii London. Wasiirka dalka Britain u qaabilsna Afrika iyo Qaramada Midoobay, Mr. Henry Bellingham oo kulanka Golaha Ammaanka shirgudoominayey, maaddaama Britain ay hadda madaxtinimada Golaha Ammaanka ee Wareegta heyso, ayaa waramay Idaacadda VOA.

Ka dib markii uu djhamaadey shir ay Golaha Ammaanku uga hadlkeen Soomaaliya shaley galab ayuu, Madaxa laanta Afka Soomaaliga, Cabdiraxmaan Yabarow oo jooga Washington uu khadka Telefanka ee New York ku wareystay Wasiirka Britain Mr. Bellingham.

Wareysigaasi qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG