Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beledweyne: Dareenka Dadka & Amaanka


Beledweyne: Dareenka Dadka & Amaanka
Beledweyne: Dareenka Dadka & Amaanka

Dadka ku nool magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in weli xiisad ay kajirto magaalada iyadoo ay dadweynuhu ka cabsi qabaan in mar kale korkooda lagu dagaallamo oo ay isbeddesho gacan ku haynta magaalada.

Maalintii Sabtida ee toddobaadkan horraantiisa ayay ahayd markii magaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiraan oo Kooxda Alshabab gacanta ku heysay ay kala wareegeen ciidamo Somali ah oo ay taageerayeen Milatariga dalka Ethiopia.

Haddaba warbixin ku saabsan waxa iska beddelay amniga iyo dareenka dadka hakan hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG