Isku xirrada

War

Beledweyn: Shacabka oo Bandow ka Cabanaya


Beledweyn: Shacabka oo Bandow ka Cabanaya

Beledweyn: Shacabka oo Bandow ka Cabanaya

Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiran ayaa dhibaato ku qaba bandow xilliga maalintii ah gelinka hore saaran magaalada oo ay ku soo rogeen ciidamada DKMG ah iyo kuwo Ethiopia ee halkaa ku sugan.

Dadka degaanka ayaa ka cabanaya bandowga oo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo wax barashada.

Warbixin ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG