Isku xirrada

War

Beijing: Kulan Dhexmaray Somalia iyo Shiinaha


Shaqaalaha Safaaradda Soomaalida ee dalka Shiinaha ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas, kalana hadlay xiriirka labadooda

Shaqaalaha Safaaradda Soomaalida ee dalka Shiinaha ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas, kalana hadlay xiriirka labada dal.

Idaacadda VOA ayaa arrinta ka wareysatay qunsulka safaaradda Soomaalida ee dalka Shiinaha.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG