Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baydhabo oo Gargaar la Geeyay


Baydhabo oo Gargaar la Geeyay
Baydhabo oo Gargaar la Geeyay

Waxaa markii ugu horeysay muddo ku dhowaad saddex sano ah, Garoonka diyaaradaha ee Baydhabo caga dhigatay diyaarad sidda gargaar.

Waxaa markii ugu horeysay muddo ku dhowaad saddex sano ah, Garoonka diyaaradaha ee Baydhabo caga dhigatay diyaarad sidda gargaar.

Diyaaraddaasi caga dhigatay garoonka ee la sheegay inay sidday cunno iyo Daawo, ay ka socotay hay'adda UNICEF.

Kooxda al-Shabaab ayaa dhowaan waxay ku dhowaaqday inay fasaxday gargaarka caalamiga ah in la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu ku habsadeen ku macluulsan deegaanada ay iyagu gacanta ku hayaan.

XS
SM
MD
LG