Sii hayaha xilka ra'iisal wasaaraha oo barnaamijkan Mari inoogu ah wuxuu kaga hadli doonaa hawsha loo igmaday, iyo sababta inta badan ay isu khilaafaan madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha dowlad kasta oo la soo dhiso.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Nuunow.