Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha iyo Dr. Cumar Calasow


Barnaamijka waxaa marti u ah Xeeryaqaan Dr Cumar Calasow oo ka jawaabaya su'aalaha dhegaystayaasha.

Sharciyaqaan Dr Cumar Calasow waxaa uu ka jawaabaya su'aalaha ku saabsan sharciyada caalamiga ah ee la xidhiidha xuquuqda aadamaha iyo xeerarka caalamiga ah .

Ka dhegayso midigta sare ee boggan barnaamijka oo dhemaystiran.

XS
SM
MD
LG