Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Guddoomiyaha Golaha Talada Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sh Cumar Sh Cabdiqaadir Aadan.

Guddoomiyaha oo dhawaan lagu soo doortay shir ay Ahlu Sunna ku yeesheen Caabudwaaq, ayaa ka jawaabaya su'aalaha dhegaystayaasha ee ku saabsan siyaasadda Ahlu Sunna.

XS
SM
MD
LG